12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wafdi ka socda dawlada dhexe ee Itoobiya oo yimi Boorama

Wafdi ka socda dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa yimi Boorama. Waftigan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada wuxuuna la kulmey masuuliyiinta degmada. Waxa laga Hadley amniga gobolka Somalida iyo gobolka Awdal. Lama sheegin wax cusub oo soo kordhey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=6F1VGnXx4PE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS