Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa gaaray Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo. Wasiirka ayaa gaaray halkaas oo ay ku jirto xaalad dhulbalaarsi.
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa warbaahinta u sheegay in Wasiirka uu Magaalada Baled-xaawo u tagi doono Xaaladda kacsan ee ka jirta.
Shacabka magaalada Baled-xaawo ayaa maalmihii lasoo dhaafay cabasho ka muujiyay dhibaato ay ku hayaan ciidamada dawladda Kiiniya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay