X

Wafti ka socda Qadar oo Muqdisho soo gaaray iyo ujeedada: SAWIRO

Wafti ka socda Qadar ayaa soo gaaray Muqdisho. Waftiga ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Mr. Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta ayaa garoonka waxa ku soo dhaweeyay wasiiro.



Wasiirada soo dhaweeyay ayaa waxa ka mida Wasiirka qortsheynta, arimaha gudaha, iyo masuuliyiin kale. Wafdiga Dowladda Qadar ka socda oo ka kooban illaa iyo shan xubnood ayaa la kulmi doona Ra’iisul wasaare Xasan Kheyre.



Socdaalka waftigan ayaa jawaab u ah socdaalo madaxda dawladu ku tageen dalkaasi Qadar kana codsadeen caawimo.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.