10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wafti Siilaanyo matalayay oo u baxay Imaaraadka oo sheegtay in ay heshiis saxiixeen oo waramay

Wafti Siilaanyo matalayay oo u baxay Imaaraadka oo sheegtay in ay heshiis la saxiixden Imaaraadka ayaa Hargeysa kaga waramay waxay la kulmeen. Wasiir Sacad Cali Shire oo hogaaminayay aya sheegtay in ay heshiis milatari saxiixdeen inkastoo aan la arag cida ay la saxiixdeen.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS