15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waftiga naga jooga Turkiga wuxuu soo qaadayaa mucaawinada la siiyo Somaliya qaybtayadii Somaliland

Wasiir ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay wafdi ayna shaacin oo u joogey Turkiga, wuxuuse hadda sheegayaa in waftigaas u joogo Turkiga sadex arimood oo ay ugu weyn tahay in mucaawinada la siiyo Somaliya ay iyaguna qaybtooda helaan.

Hadalkan ayaa muujinaya in ayna Somaliland toos wax u helin ee ay wali ku xiran yihiin dawlada Somaliya ee ay sheegaan in ay ka go,aan. Wuxuu kaloo sheegay in u sharaxayaan Turkiga taariikhda Woqooyiga inkastoo beelaha darifyadu ku jirin waxa ay Turkiga u sheegayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS