Wakaalada wararka ee NBC ayaa sii daysey muuqaal lagu duubey moobilka gacanta oo uu duubey rakaab ka mida dadkii saarnaa waxana muuqata in dadku degan yihiin iyadoo diyaarada ay daloosho qayb weyn. Ma cadda qof la sheegay in uu ka soo dhacay diyaarada uu rabey in uu isqarxiyo marka diyaaradu garto Jabuuti.
Waxase muuqata in diyaarada Daalo aan laysku halayn Karin oo ay hadda u baahan yihiin in si fiican loo baaro diyaaradaha ka baxaya Muqdisho.
Tuuji bartamaha muuqaalka si aad u daawato
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![diyaarada-duleelsamatay[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/diyaarada-duleelsamatay1-300x169.jpg)
![diyada[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/diyada1-300x168.jpg)
![dalolka[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/dalolka1-300x169.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay