20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wakiilka Muuse Biixi u fadhiya Maraykanka oo qirtey in magacii Somaliland burburey

Wakiilka Muuse Biixi u fadhiya Maraykanka Bashiir Sh Cumar Good ayaa qirtey in magacii Somaliland burburey oo hadda ayna jirin laba meel isugu timaada oo magaca wadaagi karta. Wuxu diidey saamiga beelaha Samaroon ka rabaan maamulka beesha dhexe hadda ku kala tageen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=YZcKJPp2974[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS