X

Wakiilkii tuugsiga ee Xasan Sheekh magacaabay oo cidla la dhigay

Kulan ujeedo gaara laga lahaa ayaa RW Xamse Cabdi Barre ku magacaabay guddi u qaabilsan mashruuca abaarta oo awal fadhiid Xasan Culusow u magacaabay inadeerkii C/raxmaan C/shakuur.


Si loogu ceeb qariyo tuugsiga ayaa la hoos keenay guddi uu Xamse Cabdi Barre gudoomiyo oo ay kuwada jiraan wasiiradiisa. ”Waa fadeexad weyn in Xasan Culusow durba wejigabax kala kulmo Xamse Cabdi Barre uuna cagta mariyo shaqsi hore u jaa wakiilkiisa tuugsiga, haddana Xamse yiri tuugsiga cidkale yayna gacanta u gelin ayuu yiri Cali Calasow.



Xamse Cabdi Bare oo ku fahmay tuugsiga dhanba is hoos keenay taas oo ka dhigan in C/raxmaan C.shakuur bilaa boos yahay hoosna tago Xamse. Ilaa hadda kursiga beesha looma qaadin tartan cusub.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.