X

Ruushka iyo Shiinaha oo bilaabaya dhoolatus ka nixiyay Maraykanka

Wasiirka difaaca Shiinaha ayaa xaqiijay inay ka qayb galayaan dhoolatus milatari oo ka dhacaya bariga Ruushka. Dhoolatuskan ayaa yimi xilli xulafada khaniisiinta ee Maraykanku hogaamiyo ay ku fashilmeen inay Ruushka dhaqaale ahaan u burburiyaan.


”Runtii waa dhoolatus muujinaya in Ruushka iyo Shiinaha ay noqdeen xulafo adag oo aan la jabin karin, haddana ka dhigtey mid sii adkaata, timidna xilli loo baahan yahay ayuu yiri Xuseen Warsame.


Inkastoo Ruushka iyo Shiinaha ay hore u sameeyeen dhoolatusyo milatari oo aad looga naxay, waxa xulafada khaniisiinta ee Maraykanku hogaamiyo ee buunbuuniya waxay ugu yeeraan dimoqraadiyad ogol khaniisnimada, awoodna siinaysa ninow naaga, waxay marwalba isku dayaayeen inay Shiinaha ka reebaan Ruushka.


Maadaama Shiinuhu wajahayo cunaqabatayn dagaal oo ku aadan dagaalka wax samayska ee Shiinuhu kaga adkaaday Maraykanka sida teleefanada gacanta iyo is gaarsiinta kale, waxay ka siman yihiin dagaalkaas guud.



Si kastaba waxa isha lagu hayn doonaa dhoolatuska bilaabi doona laba usbuuc kadib.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.