10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Walaal caawi aabo Somaliyeed oo xanuun la ildaran

C/llaahi Idiris Aadan waa aabo Somaliyeed oo ku noolaa magaalada Beledweyne una xoogsan jirey qoyskiisa ayaa xanuun dhuunta ka haleelay. C/llaahi oo danyar ahaa ayaa leh xaas iyo gabadh uu dhalay oo hadda ku nool Beledweyne.



Waxa loo soo qaaday Muqdisho halkaas oo isbitaalada Muqdisho u sheegeen in aan dalka waxba looga qaban karin oo ay tahay in dibedda loo qaado.

Walaal caawi wixii aad karto RABI dambigaaga ha dhaafee.



ARAABINEWS