Ciidanka xooga dalka ee Siiriya ayaa si buuxda u qabsaday magaalada qadiimiga ah ee Palmyra oo argagixisadu u isticmaali jirtey in ay tiraa caruurta ku toogasho barta dadka ay qabtaan. Ciidanka ayaa firxadkii u dambeeyay sii baacsanaya wadada halkaas oo diyaaradaha Siiriya ay sii dhamaystireen.
Masuul u hadlay wasaarada difaaca Siiriya ayaa sheegay in Daacish jabtey hadana ay ku socdaan magaalooyinka haray sida Raqqa oo ku taal goob banaana oo aan lahayn meel ay ku isku qariyaan.
Palmyra ayaa Siiriya waxa ka soo gelijiray dhaqaale aad u farabadan oo dalxiisa inta ayna argagixisadu qabsan dalkana. Argagixisada Daacish ayaa hubka ugu badan ka hela Sucuudiga iyo Turkiga.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS