Monday, May 20th, 2024
header










Meta







War deg dega: argagixisada Daacish oo la jabiyay iyo Palmyra oo gacanta si buuxda loogu dhigey

Ciidanka xooga dalka ee Siiriya ayaa si buuxda u qabsaday magaalada qadiimiga ah ee Palmyra oo argagixisadu u isticmaali jirtey in ay tiraa caruurta ku toogasho barta dadka ay qabtaan. Ciidanka ayaa firxadkii u dambeeyay sii baacsanaya wadada halkaas oo diyaaradaha Siiriya ay sii dhamaystireen.

Masuul u hadlay wasaarada difaaca Siiriya ayaa sheegay in Daacish jabtey hadana ay ku socdaan magaalooyinka haray sida Raqqa oo ku taal goob banaana oo aan lahayn meel ay ku isku qariyaan.

Palmyra ayaa Siiriya waxa ka soo gelijiray  dhaqaale aad u farabadan oo dalxiisa inta ayna argagixisadu qabsan dalkana. Argagixisada Daacish ayaa hubka ugu badan ka hela Sucuudiga iyo Turkiga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...