War hadda soo dhacay ayaa ku waramaya in argagixisada shabaab ay saakadii hore xasuuq ka gaysteen hotel saxafi masjid ku yaala halkaas oo la sheegayo in xildhibaano iyo dad ganacsato ah iyo saraakiil ciidan ay ku xasuuqeen. Warka oo hadda cusub ayaan laga hayn wax faahfaahina.
La soco wararka dambe
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay