November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

War deg dega: argagixiso rasaas ku furey dalxiisayaal dalkaasi Masar yay u dhasheen dalxiisayaashu

Ciidamada amniga dalkaasi Masar ayaa sheegay in argagixiso rasaas ku fureen dalxiisayaal ku sugnaa huteel ku yaala caasimada oo la yiraa Three Pyramid Hotel. Warka oo hadda soo dhacay ayaa intaa ku daraya in huteelka ay soo gaareen khasaare laakiin ayna jirin wax soo gaaray dalxiisayaasha oo ay ku jireen Yuhuud.

Masar ayaa dagaal kula jirta argagixisada Siiney oo gacan saar la leh kooxda dhiigmiiratada ee Daacish inkastoo ay hadda jiraan kooxaha la baxay akhwaanka ay ka so dhex baxeen kuwo xagjira.

Ciidamada amniga ayaa sheegay in ay ku dabajireen kuwii falkan diinta ka baxsan gaystey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS