November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

War deg dega: dhiigmiiratada Daacish oo gaysatay xasuuqii ugu darnaa Siiriya iyo 140 qof oo ay xasuuqeen

Wararka laga helayo magaalooyinka Dimishiq iyo Xooms aya sheegaya in dhiigmiiratada Daacish ay ku xasuuqeen 140 qof oo shacaba kadib markii ay laba gaadhi ku qarxiyeen goobo dadku ku badnaa oo ku yaala labadaasi magaalo.

Maydka dadkaasi ayaa wali la gurayay ilaa habeenimada. Magaalada Xooms ayaa ka mida goobaha argagixisadu ka bixi waydey guryaha shacabka oo ay kolba guri galayeen ilaa magaaladu noqotey mid gebi ahaanba burburta.

Sanadkii hore ayay ahayd markii dhiigmiiratadu is dhiibeen isla markaana loo daadgureeyay gobolka Idlib oo ay taageero ka helayeen Turkiga. Xasuuqan ayay la eegteen mid goobaha cibaadada.

_88370644_88370643[1] _88371107_b1d42feb-fdd0-4950-899d-13cdd1e2c8c3[1] _88375835_031591528-1[1]

_88370644_88370643[1]_88371107_b1d42feb-fdd0-4950-899d-13cdd1e2c8c3[1]_88371510_8a098ad3-f276-4d60-a609-8dcfbef942e6[1]_88375835_031591528-1[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS