Wararka aan ka helayno magaalada Boorama ayaa sheegaya in gaadhi xaajiyad ah oo laga leeyahay Boorama ay si kadis ah ugu gudubtey xadka Itoobiya iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan ujeedada xaajiyadan. Wararka qaar ayaa sheegaya in xaajiyada la afduubey halka dhinaca kale la sheegayo in si iskeeda ay ugu talowday xadka kadib jahwareer ku dhacay kuwa waday.
Kacdoonka Suldaan Wabar iyo kuwa kale ayaan iyagu sheegan,,waxa sidoo kale aan war laga hayn halka hadda ay ku sugan yihiin dadkii waday xaajiyadaas oo hadda wararku sheegayaan in ay ku jiraan gacanta ciidamada Itoobiya.
Kala soco wixii ku soo kordha warkan
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay