November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

War deg dega: madaxweynaha Awdalstate oo ku dhawaaqay guddi doorasho kala direyna dawladii maamul goboleedka Awdalstate

Madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye oo shir jaraaid qabtey ayaa kala direy golihii wasiirada isla markaana ku dhawaaqay doorasho. Madaxweynaha ayaa sidoo kale magacaabay guddi doorasho oo gaarsiiya maamulka hanaan doorasho oo xalaala loona wada dhanyahay.

ARAABINEWS.COM

.