Telefishanka Afraad ee dalkan Ingiriiska ayaa sii daayay waraysi uu la yeeshay wiil ay walaalo yihiin nin mindi la dhacay dad shacaba oo tareen ka raacayay xarun tareeneed oo ku taal bariga London. Ninkan walaalkii ayaa sheegay in walaalkii laga daaweeyay cudurka maskaxda dhowr jeer marar badana uu galay isbitaal.
Walaalkii ayaa sheegay in uu ahaa nin nolosha ka dhacay dalkana la keenay asagoo yar kadibna uu raacay dad qaldan kadibna uu qaatay daroogooyin khatara, sidaana dhakhtar lagu geeyay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay