Wararka laga helayo buundada kala qaybisa caasimadii hore ee Turkiga ee Istambul ayaa sheegaya in la kala gooyay oo gawaadhidu xaniban tahay.
Raiisal wasaare Yildirim oo idaacada la hadlay ayaa tilmaamey in ay wax qoyan yihiin laakiin wuxuu beeniyay in la afganbiyay dawladiisa.
Wuxuu sheegay in askarta fulisay falkan laga qaadi doono talaabo adag, ilaa hadda ma cada waxa askartani rabaan.
Yildirim ayaa heshiisyo badan oo uu lumiyay akhwaan Erdogan dib ku soo celiyay.
Waxase jira cadho ku aadan xisbiga akhwaanka ee uu hogaamiyo Erdogan waxayse keeni kartaa cawaaqib xumo inkastoo ree galbeedku raacsan yihiin.
Ku xirnow sida arintani ku dhamaato.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay