24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

War deg dega: Argagixisada oo qarax xoogan ka gaystey Baardheere

Wararka ka imaanaya Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax xoogan goordhow uu ka dhacay nawaaxiga saldhiga Magaaladaasi.
Qaraxa oo ahaa mid aad aad u xoogan ayaa dadka qal qal farabadan geliyay waxaana la soo sheegayaa in ii qaraxaasi geeystay khasaaro isugu jira dhimasho & dhaawac.

 Ciidamada Amaanka Ayaa wada Howlgal balaaran oo lagu baadi goobayo kooxihii ka danbeeyay weerarka qarax ah ee ka dhacay saldhiga Magaalada Baardheere.

Ilaa hadda ma jiraan warar soo baxaya oo wax ka sheegaya khasaaraha qaraxaasi gaystey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS