War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka milatariga uu xero ku taal Boorama ku dilay nin xidigle ah halka gaashaanle sare Caqli uu yahay dhaawac halis ah isla markaana la geyay isbitaal ku yaal Boorama. Lama garanayo in askarigani uu rabey gaashaanlaha o xidigluhu isku dhigey iyo in uu rabey xidiglaha.
Dilkan ayaa la garanayn ujeedadiisa iyo in ay tahay cadaalad darada ka buuxda maamulka guud ahaan iyo in ujeedso kale kale ay jiraan. Dadka magaalada ayaa iyagu qabo fikrado kala duwan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay