X

War dega dega: Madaxtooyada Shariif Xasan ee Baydhabo oo la weeraray

Baydhabo–Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in madaxtooyada Baydhabo oo uu joogo Shariif Xasan in weerar lagu qaaday inkastoo wararku sheegayaan in khasaare jiro aanse la garanayn inta uu leegyahay.

Warka oo hadda soo dhacay ayaan laga hayn faahfaahin dheeraada waxase la sheegayaa in qaraxyo isxiga iyo rasaas ay hadda ka socoto.

La soco wararka dambe

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.