X

War naxdina: Afar caruura oo ku dhintey guri ku yaala Hargeysa iyo waxa sababey

War naxdina: Afar caruura ayaa ku dhintey guri ku yaala Hargeysa. Dhacdadan naxdinta leh ayaa waxa sababay koronto si khariban loogu xidhey guriga welliba hooyadu dalbatey in laga hagaajiyo.

Ma jiraan nidaam loo sameeyay guryaha sida qaldan loogu xidhayo korontada nidamiya. Kuwa korontada ayaa iyaguna ah qayro masuul ka faaiideysanaya burburka jira.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.