Waraabe ilmo kale ku cunay deegaano hoostaga Togdheer iyo Muuse Biixi oo daawanaya. Dadka deegaanka ayaa xataa talooyin u soo jeediyay ilaa haddana Muuse Biixi kama hadlin, cidna uma soo dirin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EE8NXBvJDCg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS