22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Warar ka soo kordhay odayadii Jibriil Yoonis ee Ramaax gardarada ugu xidhey iyo magacda aan helnay: ARAG MAGACDA

Boorama–Kadib afduubkii gaadhigii maamulka Siilaanyo ee saaka aroortii ayaa wakiilka Siilaanyo ee Ramaax uu gardaro kula kacay odayaal Jibriil Yoonis ah oo magaalada iska joogey. Magacyada odayadan ayaa Araabinews heshay waxana warar kala duwan sheegayaan in dhamaantood ku xidhan yihiin Boorama iyadoo wararkalena sheegayaan in la geeyay.

Magacyada Caaqilada hoos ka akhri:

1-Caaqil Ilyaas Cabdalle
2-CaaqilMaxamed Gadhle
3.Eng Faarax  Gaangiile
4-Caaqil Ibrahim Qarboote
5-Caaqil Ilyaas Jaamac

La soco wixii soo kordha

Maxamed Yuusuf, noogu soo hagaaji wixii talo ah araabimeda@gmail.com

ARAABINEWS