X

Wararkii doorashada dalka: Barlamaanka oo ansixiyay deegaameynta kuraasta

Kadib dood dheer waxa xildhibaanada balamaanka dalku ansixiyeen in kuraasta xildhibaanada la deegaameeyo oo xildhibaan kasta lagu qoro degmo laga soo doorto. Arintan oo aan laga baaraan degin ayaa khatar ku ah dalka.


”Dalku ma qaadi karo xildhibaano aad u tiro badan oo intooda badan ka soo gala dalka tuulooyin iyo degmooyin isku dhow oo aan u baahneyn in jufo ahaan lagu matalo ayuu yiri Cali Calasow.

Ilaa hadda lama garanayo halka doodu ku socoto iyo halka ay ka socoto, waxa khaati laga taagan yahay inta hadda joogta ee tirada badan waabase sharcidaradii oo la sharciyeeyo ayuu yiri Cali Calasow.


Dadka ansixiyay sharciga ayaa qaba in xildhibaanka aan la geyn goob ka fog halka uu ka soo jeedo jufo ahaan ee isla halkiisa laga soo doorto haddi ay amni tahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.