Wararkii Tukaraq ee u dambeeyay iyo gurmad Awdal laga keenay oo furinta la geliyay. Isgaarsiinta tuulada iyo agagaarkeeda ay go’an lamana garanayo cida goysay.
Gurmadkan khaaska ah ayaa laga Awdal ka yimi ayadoo shalay uu yimi khasaare u badnaa dhinaca Muuse Biixi oo la sheegayo in askar ka tirsan Garxajis ka baxeen.
Askarta ayaa is weydiiyay diinta ay ku dhimanayaan. Ciidanka Awdal laga keenay ayaa iyagu waxba la socon oo loogu sheekeeyay inay ciidan qaran difaacaya oo ku dhimanasya inay sdugaan xuduud gasal sameeyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay