Wararkii u dambeeyay dhalinyaradii xusey xasuuqii Muuse Biixi ka gaystey Awdal 4-tii Feeberweri 1991 halkaas oo ku dhawaad 3000 oo aan waxba galabsan lagu diley magaalooyinka Dilla, Boorama iyo Saylac. Wararka ka imaanaya caasimada Awdal ayaa sheegayabin Muuse Biixi bilaabey ugaadhsi ka dhana dhalinyartii xaqa ka hadashay.
Dhalinta ilaa hadda la xaqiijay ee uu u gudbiyay Hargeysa ayaa gaaraya 25. Dhalinyaro gadoodsan ayaa Boorama ku gubey calanka SNM.
“Wuxuu bilaabey inuu handadaad u diro dhalinta gobolka oo dhan isagoo u sheegaya inay dembi galeen oo ayna xusi karin xaauuqii SNM u gaysatey shacab aan waxba galabsan ayuu yiru Xirsi Colaad oo Boorama jooga.
Ma cabudhin karo reer Awdal haddii kale waxaan ugu tageynaa urigiisa Harfeysa oo la tusi doonaa waxa navadgelyo xumida u egtagay ayuu yiri Xirsi Colaad
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay