X

Wararkii u dambeeyay: Mujrim ka tirsan argagixisada oo is qarxiyay

Waxa la xaqiijay in ay ku shahiiday ugu yaraan 8 qof halka 10 qofna dhaawac yihiin markii mujrim ka tirsan argagixisada uu isku qarxiyay dhinaca dambe ee garoonka kubadda cagta ee Muqdisho Stadium.


Afhayeen u hadlay dawlada ayaa sheegay in gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo uu waday mujrim ka tirsan dhiigmiiratada Shabaab uu isku qarxiyay goob ay joogeen shacab iyo ciidan. Waxa kadib lagu furey rasaas taas oo keentay inuu isla qarxo.


Dadka dhintay ayaa isugu jira shacab iyo ciidan. Dhiigmiiratsada ayaa muddo sugaayay inay goobtan qarxiyaan ayagoo dhuumaalaysi ku jooga Muqdisho iyo magaalooyinka Koofurta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.