X

Wararkii ugu dambeeyay dagaal saaka ka bilowdey aaga Tukaraq

Wararkii ugu dambeeyay dagaal saaka ka bilowdey aaga Tukaraq. Puntland ayaa sheegtay in Muuse Biixi markale weerar soo qaadey saaka aroortii ayadoo sheegtay in masuuliyada uu leyahay.



Taliyaha Muuse Biixi ayaa isna sheegay in Puntland weerarka lahayd uuna sheegay in khasaare ka dhashay. a sheegin ina kaga dhimatey dagaalkan ay ku naargaleen.

Somalida waxgaradka ayaa ka deyriyay dadka masaakiinta ee sooman ee lagu duldagaalayo ayagoo Muuse Biixi ku tilmaamey inuu hore dhiig u daadiyay.



Ma Jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dagaalkan aan ka ahayn sheegashada guusha. Waxase muuqata in la soo jabiyay ciidanka Muuse Biixi in masaafo ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.