29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wararkii ugu dambeeyay Moosul iyo firxadkii argagixisada Daacish oo dabada ka galay daaraha Moosul

Ciidanka Ciraaq ayaa gebi ahaanba ka sifeeyay argagixisada Daacish aaga ku wareegsan galbeedka Moosul iyadoo firxadkoodu galay dabada daaraha dhaadheer ee Moosul si ay u burburiyaan guryaha dadkii lahaa ay qixiyeen.



Argagixisada ayaa hore looga sifeeyay bariga Moosul oo dawladu gacanta ku hayso. Ciraaq ayaa isticmaalaysa saliideeda kuna maalgelinaysa dagaalkan muhiimka u ah nolosha iyo shacbkeeda Ciraaq ilaa iyo xilligii laysku direy dadka reer Ciraaq ee wada degan.



Ciidanka Ciraaq ee weerarka waday ayaa tuyulooyinka ku xeeran galbeedka Moosul ku soo maray xawaare iyadoo argagixisadu dabada soo gelisay daaraha Moosul.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS