November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii diyaaradii Daalo iyo nin la ogaadey

Hay’ada sirdoonka NISA ayaa soo saartey macluumaadkii ugu dambeeyay iyo halka uu u marayo baaritaankii laga waday diyaaradii DAALO ee argagixisadu qarxisey. Ninkii laabtoobka watey oo hadda la ogaadey in uu qaraxyo badan ku lug lahaa iyo nin la khiyaameeyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS