X

Wararkii ugu dambeeyay qarax mujrimiinta shabaab ka fuliyeen Muqdisho

Wararka ka imaanaya xaafada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in miino ay aaseen mujrimiinta shabaab ay ku qaraxdey gaari Hindiga loo yaqaan bajaaj oo meesha marayay.


Inta la xaqiijiyay hal qof oo bajaajle ah oo marayay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa ku dhaawacmay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray ciidamo ka tirsan booliiska.



Qaraxan ayaa imaanaya kaib markii daraad ay dhiigmiiratadu ku xasuuqeen huteel Elite dad gaaraya 16 qof, iyagiina dhegta dhiiga loo daray ayna daawasdeen sida loo laayay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.