X

Waxaan leehay reer Laascaanood wada kacdoonka guusha dhow: Dr Nageeye

Madaxweynaha Awdalstate oo waraysi bixiyay ayaa Ka hadlay xasuuqa ka socda Laascaanood halkaas oo horjooge Muuse Biixi si toosa u dilayo dad shacabka ee baxay gooni goosadka ama in qabiil la mida xukumo.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.