Axmed Saleebaan Bidde waa abwaan ka mida abwaanada waaweyn ee Somaliyeed. Wuxuu fanka ku soo jirey muddo 50 sano ku dhow ilaa xornimadii kahor. Waxa uu ka waramayaa taariikhda dheer ee isagu leeyahay, wuxuu sii faahfaahinayaa murti badan oo xilligaa la jeediyay.
Abwaanka ayaa lagu canaantaa inuu isku soo koobay maamulka Somaliland oo uu nacayb u qabo dadka kale ee Koofurta Somaliya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=410RG0558Zc[/embedyt]
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay