Waraysiga nin Jarmal u tahriibey oo dib uga calaacalay Hargeysana ku soo laabtey. Ninkan ayaa sharciga loo dide kadibna lagu yiri luqada baro laakiin u muuqda inuu la qabsan waayay.
Waxaad iswaydiin kartaa ujeedada uu markii hore naftiisa u halaagey oo aad oran karto inay ahayd laabla kac. Waxa ka khasaartery 20,000 oo doolar.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Fx_UtnPL8fU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay