X

Warbixin caadi u qarxisay tirada shaqaalaha maamulka Somalilaan iyo cida ku shubatey

Maamulka Somalilaan waa magac ay la baxeen koox gooni goosad ah oo Mingeste Ku xirnaa oo burburkii dalka uu dhexmaray dagaal lagu hoobtey aakhirkiina  dibu heshiisiin loogu sameeyay Boorama looguna dhisay maamul. Dib u heshiisiintaas oo ujeedadu ahayd in iyaguna kala nabad galaan jaarkuna ka badbaado hubkii Mingeste ee la soo siiyay.


Haddaba magacan oo lagu sheegayo Mon Lawyacado ilaa Laascaanood intee beesha Muuse Handaraab Ku leeyihiin.

Hoos Ka daawo


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.