Waxa hadda muddo bila laga joogaa markii webiga Jubba uu fatahaad xoogleh Keenay deegaanada Ku dhegan biyaha ” Adeer ilaa xalay waan soo jeednay oo maanu seexan ayuu yiri oday isku dayaaya inuu gurigiisa ka leexiyo biyaha oo jooga Doolow oo halka webigu Ka soo galo dalka.
Dhinaca kale beeralayda oo beeraha ka qoto qarka webiga ayaa iyagu qirtey in sanadkasta webigu sidaan ku sameeyo, soona bandhigey wasaaraha uu gaarsiiyay xilli ayna awood u hayn inay Ka fogaadaan biyaha.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS