November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Warbixinta garoon habluhu ku ciyaaraan oo Hargeysa ka jira

Warbixinta garoon habluhu ku ciyaaraan kubadda oo Hargeysa ka jira. Garoonkan ayaan magaalada Hargeysa inta badan laga ogeyn. Gabdhaha ku ciyaara ayaa ka dareen celiyay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=eLvk2ouOP3Y[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS