X

Warbixintii u dambeysay ee laga diyaariyay madaarka Muqdisho oo qayb caalami ah yeeshay+MUUQAAL

Muqdisho–Madaarka Muqdisho ayaa u muqda in qayb caalami loo sameeyay inkastoo madaarka wali ay haysato amaan xumi iyo guryaha sida sharcidarada ah loogu soo dhawaaday. Shirkad Turki ah ayaa la wareegtay sanadkii 2013 waxayna balanqaaday in ay dib u dhis ku samayn doonto madaarka Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.