X

Maalinta dib u hirgelinta radiyomuqdisho oo taariikho adag laga sheekeeyay+MUUQAAL

Maalintii dib loo hirgeliyay radiyo muqdisho oo laga sheekeeyay marxalado adag oo la soo maray iyo kobcinta diinta iyo la dagaalanka dhaqamada diinta ka fog ee argagixisada shabaab dalka keentay. Xafladan ayaa waxa ka hadlay rag iyagu u soo dhabar adaygey marxaladihii adkaa ee Muqdisho soo martey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.