Wargeyska la yiraa Indian Ocean news letter oo ka faalooda siyaasadaha qarsoon lacagna kaga gurta akhrinta wararkaas ayaa warbixin ka diyaariyay wafdi Siilaanyo u diray Itoobiya si kacdoonka reer Adal gacanta loogu soo geliyo.
Wargeyska ayaa sheegay in xukuumada Itoobiya diiday codsigaas ayna sheegtay in kacdoonka reer Adal xaq ku joogaan.
Wargeyska ayaa dhinaca kale qarxiyay khiyaano Siilaanyo la damacsanaa salaadiinta daacada u ah ee reer Awdal ee dalbaday in cadaalada dib loogu eego in uu ku qanciyo in uu ku soo tuuro kuraasta waaweyn labada bilood ee ugu dambeeya xukunkiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay