Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kana tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda Shabeelle ayaa maanta lagu aasay Muqdisho. Aaska Allaha u naxariistee Wariye Cabdicasiis Maxamed Cali Xaaji waxaa kasoo qeyb galay saxafiyiin iyo dadweyne, iyadoo tacsi loo diray qosykii iyo eaheladii weriyaha.
Maaha markii ugu horeysay ee argagixisada shabaab ay xasuuqdo wariyeyaal Somaliyeed iyadoo dhiigmiiratadu xalaashatey dhiigeena. Kooxda gaalaysnta muslimiinta ayaa si weyn u joogta Koofurta Somaliya gaar ahaan dhulka barwaaqada ah.





C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![haji_1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/haji_11-300x169.jpg)
![haji_2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/haji_21-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay