Wariyaha C/maalik Coldoon ayaa Siilaanyo ka eryay shaqadii kadib markii uu duubey barnaamij run ka sheegayay beenta lagu akhriyo dhalinta Hargeysa iyo Burco loona sheego 24 saacadood in Somalidu cadowgood yihiin Itoobiyana tahay walaalahood. Muuqaal uu kaga hadlayay fanaaniinta la xiray ayuu kaga hadlay sida loo xiray iyo qadiyada Somalinimada oo uu taabtey.
C/Maalik Coldoon oo inta badan soo galin jiray barnaamijyo uu kaga hadlayo arimaha bulshada ayaa Siilaanyo iyo maamulkiisu ka xanaaqeen muuqaal uu ka duubey xadhigii fanaaniinta. Fariin uu soo dhigey ayuu ku sheegay in shaqada la iga eryay ayna waxba soo kordhinayn oo uu wadi doono fikiradiisa.
Hoos ka arag muuqaalka runta ah ee Siilaanyo lagu eryay ee ah Itoobiya ayaa walaalo nahay
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay