Saxafiyada caanka ah ee Hodan Naaleeye ayaa warbixin aad u xiiso badan ka diyaarisay caasimada Sool ee Laascaanood halkaas oo ay muddo ku sugnayd. Barnaamijka oo ku baxaya luqada Ingiriiska ayay kaga hadlaysaa taarikhda iyo muhiimada magaalada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS