Wariye ka tirsan idaacada BBC ayaa booqday EYL oo ka tirsan gobolka Bari halkaas oo ay can ku ahayd afduubka maraakiibta shisheeyaha ee guranaya khayraadka badeena. Wacyiga hadda jira ayaa ah in maraakiibta reer galbeedka ee jooga ay HOY u yihiin maraakiibtooda gurnaya khayraadka dalkeena.
Mid ka mida ragii ka shaqaysan jiray afduubka maraakiibtaas oo sheegay in uu ka helay malaayiin doolar ayaa hadda fara madhan oo xataa ayna ka dhisin hal wado.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay