23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wariye Somali ah oo u shaqeeya idaacada Ingiriiska ee BBCSomali oo dhaawacmey

Dhaqaatiirta Isbitaalka Daaru shifaa ee magalada Muqdisho ayaa la tacaalaya dhaawaca Wariye Maxamed Ibraahim Macalimow oo u shaqeeya idaacada Ingiriiska ee BBCSomali ayaa caawa ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday Maqaaxida Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Macalimow ayaa dhaawac waxa uu kas oo gaarau qeybta sare ee jirkiisa gaara haan madaxa waxaan hada lagu dadaalayaa sidii loo baxnaanin lahaa.

1-24[1] 2-24[1] 5-15[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS