21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wariye u shaqeeya idaacada dawlada oo ka badbaaday weerar argagixisada shabaab ku qaadeen+SAWIRO

Muqdisho–Wariye u shaqeeya idaacada dawlada laguna magacaabo Maskaro ayaa ka badbaaday weerar naftiisa lagu soo qaaday oo argagixisada shabaab doonaysay in ay khaarajiso. Wariyaha ayaa dhaawac xun ka soo gaaray madaxa iyo jidhka intiisa kale waxana uu sheegay in uu socon karo.

Argagixisada ayaa isku dayda in ay aamusiiso dhalinyarta waxayna wariyahan beegsadeen xilli uu ka soo baxay shaqadiisa.

49[1] 58[1] 311[1] 120-180x300[1]311-180x300[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS