12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wariyeyaal ka hadlay naftii haligihii rabey in uu iyaga sii kaxaysto iyo sirdoonka oo ku dabajirey

Qaraxii maanta uu gaystey naftii haligihii ka tirsanaa argagixisada shabaab ayaa waxa ka waramay sida ay wax u dhaceen wariyeyaal goobta shah ku cabayay oo la rabey in la xasuuqo. Mida ka mida wariyeyaasha ayaa sheegay in nin sirdoon ah u yimi una sheegay in uu goobtaas yaalo gaadhi laga shakisan yahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS