November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wariyeyaasha reer Awdal oo cambaareeyay wariye Puntland ka soo warama oo loo xirey waraysi uu qaaday

Wariyeyaasha gobolka Awdal ayaa cambaareeyay xarig loo gaystey wariye ka tirsan telefishanka hawada ka sii baxaya ee Somali Channel. Wariye Jaamac Dabarani ayaa lagu xiray Puntland kadib markii uu waraysi ka qaaday siyaasi taas oo dadka badankiisa la yaabeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM